sabeenxir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Raali gelinta qof gef lagu sameeyo la raali geliyo. ld subeenxir¹.
  2. Qof lagu sameeyey gef raali gelin. ld subeenxir².

subeenxir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld sabeenxir¹.
  2. ld sabeenxir².