sacab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bbo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha. 2. Sacabbada oo laysku dhufto. 3. Cayaar jaan iyo sacab leh oo habeenkii la cayaaro.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bbo, m.dh)
Macnaha: