dhabaq
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Sacab, durbaan iwm oo ciyaar, hees iwm loo tumay oo aan laysla helin. 2. Dhiin yar, baaldacarka fiiddiisa ku samaysma, sida malabka u macaan oo la cuno.
- Sacab, durbaan iwm oo hees, ciyaar iwm loo tumayo isla heli waayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

