sacsacan
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)
Macnaha:
- Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey noqosho.
- Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

