sacsacnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sacsacan². ld sacsac-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sacsacan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)

Macnaha:

  1. Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey noqosho.
  2. Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur