sadaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax docdooda fidsantahay oo kore. 2. ld sagxad. Baabuur, markab iwm meesha sare ee alaabta la dhigo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sagxadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Meel fidsan oo aan godnayn. 2. ld sadax.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0