sagxad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Meel fidsan oo aan godnayn. 2. ld sadax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sadax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax docdooda fidsantahay oo kore. 2. ld sagxad. Baabuur, markab iwm meesha sare ee alaabta la dhigo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur