sadcaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld socdaal¹.ld socdaal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
socdaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Safar meel fog lagu aado. 2. S. ah: qof safar ah. ld sadcaal¹, sodcaal¹.Meel fog safar ku aadid. ld sadcaal², sodcaal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0