socdaal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Safar meel fog lagu aado. 2. S. ah: qof safar ah. ld sadcaal¹, sodcaal¹.
- Meel fog safar ku aadid. ld sadcaal², sodcaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

