safidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg saf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
safQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-faf, m.l)Macnaha:Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.Wax saf gelin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0