saf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-faf, m.l)

Macnaha:

  1. Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.
  2. Wax saf gelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sarac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Mudmudidda geed la rabo in dhacaan laga keeno la mudmudo. 2. Beerfal. 3. Saf.
  2. Laabatada hoose oo gumaarka (bisqanlayda) iyo bowdadu iska galaan. ld sarcan¹.
  3. 1. Wax beerid. 2. Geed qoyan si xabag u dhalo mudmudid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur