sakhraan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-aamiin, m.dh)
Macnaha:
- Qof khamro ka dhergey oo sakhradi hayso oo aan ogayn waxa uu samaynayo. ld sarqaan.
- Qof wax sakhradi hayso noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

