sarqaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld sakhraan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sakhraan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-aamiin, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof khamro ka dhergey oo sakhradi hayso oo aan ogayn waxa uu samaynayo. ld sarqaan.
  2. Qof wax sakhradi hayso noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur