sakiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-no, m.l)

Macnaha:

  1. Bir yar oo xalleefsan labada dhinacna af ku leh oo timaha lagu xiiro. ld sikiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sikiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sakiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur