makiinadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Mashiin. 2. Sakiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mashiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:1. Makiinad. 2. Motoor.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sakiinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-no, m.l)Macnaha:Bir yar oo xalleefsan labada dhinacna af ku leh oo timaha lagu xiiro. ld sikiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0