salab

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Qalabka lagu dagaallamo; hub.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hub

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. 1. Qalab lagu dagaalamo. 2. ld hu.
  2. Arrin xaqiiqdeeda ogaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur