salayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg salee. ld salays.

salee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. 1. Ku s.: wax sal u yeelid. 2. Arrin xaqiiqdeeda sugid.

salays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld salayn.