saldano

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Awood xukun. 2. Boqor-tooyo. ld saldanad.
  2. (siyaa.) Awoodda siyaasadeed oo buuxda ee uu waddan leeyahay e uu ku maamulayo waddankiisa, ama dal ama waddan.

saldanad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.dh)

Macnaha:

  1. ld saldano.