saldanadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.dh)Macnaha:ld saldano.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
saldanoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Awood xukun. 2. Boqor-tooyo. ld saldanad.(siyaa.) Awoodda siyaasadeed oo buuxda ee uu waddan leeyahay e uu ku maamulayo waddankiisa, ama dal ama waddan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0