salladidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg sallad³. ld sallidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
salladQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:S. ah: qof dhibaatadiisu joogto tahay.1. Ul dhumuc weyn oo warmaha lagula dagaallamo. 2. ld selled. Dambiil yar.Ku s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
sallididQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg sallid².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00