sallad
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Macnaha:
- S. ah: qof dhibaatadiisu joogto tahay.
- 1. Ul dhumuc weyn oo warmaha lagula dagaallamo. 2. ld selled. Dambiil yar.
- Ku s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid³.
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Macnaha:
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-do, m.l)
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Lamidka: Ibtilo