saloobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg salow¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

salow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. 1. Wax aasaas leh noqosho. 2. Wax la xaqiijiyey noqosho.
  2. ld salaw².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur