salowQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Macnaha:1. Wax aasaas leh noqosho. 2. Wax la xaqiijiyey noqosho.ld salaw².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
salawQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qaylo iyo buuq dhiillo leh.Qaylo iyo buuq dhiillo leh samayn. ld salow².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0