salwid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg salaw².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

salaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qaylo iyo buuq dhiillo leh.
  2. Qaylo iyo buuq dhiillo leh samayn. ld salow².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur