Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaylo iyo buuq dhiillo leh.
Qaylo iyo buuq dhiillo leh samayn. ld salow².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)
Macnaha:
1. Wax aasaas leh noqosho. 2. Wax la xaqiijiyey noqosho.
ld salaw².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur