samafalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg samafal³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
samafalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Wanaag iyo taageero cid loo sameeyo.Qofka u shaqeeya daryeelka beenii-aadamka dartiisa, yareeya waxyeelayntiisa, dib u habeeya sharciyada ku saabsan ciqaabta.Taageero iyo wanaag cid u samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0