samafal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Wanaag iyo taageero cid loo sameeyo.
- Qofka u shaqeeya daryeelka beenii-aadamka dartiisa, yareeya waxyeelayntiisa, dib u habeeya sharciyada ku saabsan ciqaabta.
- Taageero iyo wanaag cid u samayn.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: