sambuuseQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld sambuusi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sambuusiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Bur saddex gees leh oo hilib shiidan iyo qudaar basbaas leh gudaha uga jiraan oo lagu shiilo. 2. Guri saqafkiisu weji waliba saddex-gees u egyahay. ld sambuus, sambuuse.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0