sambuusi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Bur saddex gees leh oo hilib shiidan iyo qudaar basbaas leh gudaha uga jiraan oo lagu shiilo. 2. Guri saqafkiisu weji waliba saddex-gees u egyahay. ld sambuus, sambuuse.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sambuus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld sambuusi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sambuuse

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld sambuusi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur