sammi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof, qof kale ay isku magac yihiin.
  2. (nax.) Labo erey oo isku micno leh. Tus. “irrid” iyo “illin”.
  3. Ku s.: qof, qof kale ugu magac darid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur