saneeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Kolmo ka lalmada sanka geela oo ka dhasha santuur lagu sameeyey.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur