sanqaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg sanqar². ld shanqarid, sharqamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
sanqarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, ml.)Macnaha:Jabaqda ka dhalata laba shay oo isku dhacday. ld shanqar¹, sharqan¹, sharqar¹.Sanqar samayn. ld shanqar², sharqan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
shanqaridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld sanqarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
sharqamidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld sanqarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00