sanqar
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ro, ml.)
Macnaha:
- Jabaqda ka dhalata laba shay oo isku dhacday. ld shanqar¹, sharqan¹, sharqar¹.
- Sanqar samayn. ld shanqar², sharqan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

