sanuunidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg sanuun².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sanuunQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-nyo, m.dh)Macnaha:1. Sunbaax ama urta ka soo baxda hilib la shiilayo ama la dubayo. 2. Saac-xumo dhacda oo wax kasta khayrka ka qaadda.Hilib la shiilayo ama la solay sunbaaxid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0