sanuun
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-nyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Sunbaax ama urta ka soo baxda hilib la shiilayo ama la dubayo. 2. Saac-xumo dhacda oo wax kasta khayrka ka qaadda.
- Hilib la shiilayo ama la solay sunbaaxid.
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-nyo, m.dh)
Macnaha: