sarakicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sarakac². ld sarakac¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sarakac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ka istaagidda fadhi laga istaago. ld sarakicid.
  2. Fadhi ka istaagid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur