kac

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-cay, -cday; -kici)

Macnaha:

  1. 1. Istaagid, joogsasho, sarakicid. 2. Maalbeelid, khasaarid. 3. Roob da'ayey qaadid. 4. U k.: tegid, aadid. 5. Ula k.: kas u yeelid; maagid. 6. Ku k.: yeelid, samayn.

maagid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maag². ld maag¹ (2).
  2. eeg maag². ld maag¹ (2).