Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective
Macnaha:
Huduf; baaqe. sare s. Meel korreysa ku sugan; sarreeya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-qayaal, m.l/dh)
Macnaha:
1. Nooc kalluunka ka mid ah oo aad u yaryar; cayddi. 2. Qof (ama wax) wax baaqaya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur