sarmaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (sarmaan, m.dh) Geedqodax salka u buuran leh oo xabag macaan iyo asal wanaagsan oo wax lagu carariyo leh, xididdadiisana dhigo laga samaysto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

