sawlaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Weyrax.Weyrixid.Lamidka: WeyraxSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
weyraxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dagaalka xoolaha dhalay (lo') oo ay dagaallamaan kolkay ubadkooda u baqaan. 2. Caro; gedood.Neef xoolo ah oo dhalay markuu dhashiisa u baqo gadoodid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00