weyrax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dagaalka xoolaha dhalay (lo') oo ay dagaallamaan kolkay ubadkooda u baqaan. 2. Caro; gedood.
  2. Neef xoolo ah oo dhalay markuu dhashiisa u baqo gadoodid.

caro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen qofka ku dhasha oo shucuurtiisa kiciya marka xumaan ama qadaf lagu sameeyo.
  2. Caro gelid; xanaaqid; camashood.

gedood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gadood.
  2. ld gadood.