saxariirQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhibaato aad u badan; silic; rafaad.Dhibaato weyn la kulmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
silicQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld silac¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
rafaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhib badan oo nafleydu kala kulanto nolosheeda.Nafley, dhib badan la kulmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00