saxashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg saxo. ld saxad, sixad, sixasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
saxoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Xaaladda uu ku sugan yahay jir aan cudur hayn. ld sixo¹.1. (f.g) Wax sax ka dhigasho. 2. (f.mg) Wax la liqay oo hunguriga cad aaday ku qufacid. ld sixo².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
saxadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld saxasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sixadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld saxasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sixashoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld saxasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0