saxo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Xaaladda uu ku sugan yahay jir aan cudur hayn. ld sixo¹.
- 1. (f.g) Wax sax ka dhigasho. 2. (f.mg) Wax la liqay oo hunguriga cad aaday ku qufacid. ld sixo².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

