saxiixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg saxiix².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
saxiixQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-xyo, m.dh)Macnaha:Qoraal la sharciyeynayo oo magac dhan ama la gaabiyey hoosta looga dhigo.Qoraal la sharciyeynayo, magac dhan ama la soo gaabiyey hoosta uga qorid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00