saxiix

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qoraal la sharciyeynayo oo magac dhan ama la gaabiyey hoosta looga dhigo.
  2. Qoraal la sharciyeynayo, magac dhan ama la soo gaabiyey hoosta uga qorid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur