saylaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. S. ah: saymaha roobka. 2. Socod aan kala joogsi lahayn.Socod aan joogsi lahayn socosho.