saynsaab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-byo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Wax, wax daboola kuna heeran. 2. Isugeynta aqoonta, siyaasadda, xiriirka bulshada, dhaqanka iwm oo u horseedaya dhaqaaluhu in uu kobco.
- 1. Wax daboolid. 2. Wax dabid.

