saynsaabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg saynsaab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
saynsaabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-byo, m.dh)Macnaha:1. Wax, wax daboola kuna heeran. 2. Isugeynta aqoonta, siyaasadda, xiriirka bulshada, dhaqanka iwm oo u horseedaya dhaqaaluhu in uu kobco.1. Wax daboolid. 2. Wax dabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0