seegaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:ld jeegaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jeegaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Midabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso leh oo ku samaysma daruurta marka uu roob da'ayo; qaansaroobaad.(fiis.) Filiq-sanaanta kaahinta birlabdanabeed sida, muuqaalka midabeed ee ka dhasha kala-xaydka dhudo ileys ee soo dhexmara birisam.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0